X

Naga qabso 90 jirkan aad taladii seejisay Rooble Baahane: xildhibaan Muna Axmed

Xildhibaan Muna Axmed ayaa fariin u dirtey Rooble Baahane oo taladii iyo khaatumadii seejiyay xildhibaan Dhabancad oo ku tuntey sumcada yar ee uu lahaa maadaama loo xushey da’da.


Dhabancad oo safiir ka ahaa Bakistaan xilliyadii ay dawladi dhici rabtey ayaa weligiiba ahaa aabaha musuqa marka ay kaaga sheekeeyaan dhalinyarta reer Bakistaan ayuu yiri Cali Calasow.

Si kastaba ha ahaatee xildhibaanadan ayaa sugi doona golaha shacabka ee cusub iyo gudoonkiisa inay go’aan ka gaaraan habka ay u dhici doonto doorashada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.