X

Kiiniya oo iska fogeysay inay aqoonsi u hayso Muuse Biixi

Kadib foolxumadii ka dhacday barlamanaanka Ingiriiska halkaas oo 16 xildhibaan ay lacago ku cuneen inay ictiraaf buga uga doodaan ayaa Kiiniya oo arkaysa waxa dhacay ay iska fogeysay wax ictiraaf lagu sheego.


”Maya qorshaha noogum ajirto inaan ictiraafno maamulka Somalilaan ee Muuse Biixi ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaarada arimaha dibedda. Tani waxay qalbi jab ku tahay horjooge Muuse Biixi oo aan haysan taageerada beeshiisa.


Kiiniya oo faro ba’an ku haysa badeena haddana u dhaqaaqday inay qodato saliida ku jirta badeena ayaa jecel in dalku fowdo ka bixin boqolka sanno ee soo socda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.