X

Sacuudiga oo safiir cusub u soo dirsaday Somaliya: SAWIRO

Sacuudiga oo dhinaca dambe ka qasaya Somaliya ayaa safiir cusub u soo dirsaday Somaliya kaas oo madaxweyne Farmaajo ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga. Safiirka cusub ayaa ah ruug cadaa muddo ku soo jiray arimaha dibedda.


Somaliya ayaa kor u sii socota inagoo RABI inagu manaystay barwaaqo aan kala go lahayn haddana dadkeenu helin hogaankii saxda ah muddo dheer. Dagaalka Carabta waxa dabada ka wada reer galbeedka uu ugu horeeyo Ingiriiska.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.