November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Kiiniya oo ka aargoosanaysa geela deegaano u dhow Ceel-waaq

Kiiniya ayaa bilowday ka aargoosiga xoolaha sida geea ayadoo geel farabadan ku dishey deegaano hoostaga Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Dadka ku sugan baadiyaha gobolka ayaa khaati ka taagan ciidanka Kiiniya.



”Waxa hubaala in Kiiniya ay ka aargoosanayso xoolaha ayadoo ujeedadu tahay inay wax u dhinto dhaqaalaha dadka baadiyaha oo ay ku xiran tahay nolosha magaalada ayuu qabaa Xuseen Warsame.




Kiiniya oo ka faaiidaysanaysa xilligan kala guurka ayaa ciidamo badan keentay aaga Ceel-waaq ayadoo rabta inay doorashada ku boobto halkaasi ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS