X

Kiiniya oo markale jaadka kala hadlaysa Xasan Culusow

Kiiniya ayaa ka qayliday in jaadka dadka qaar loo xirey uu keenay inuu gaaray qiimo aad u sareeya oo dadka badankiisa aanay iibsan karin ayuu yiri hogaamiyaha qaadleyda Kiiniya.



”Waa in dib loo wada hadlaa waayo sidan khasaaraan ku jirnaa lamana tartami karno jaadka laga keeno Itoobiya ayuu raaciyay. Qayladaan ayaa soo baxaysa xilli jaadka Kiiniya loo xirey Culusow ehelkiisa.


Uhuru waa edbin karaa Xasan Culusow ayuu yiri Cali Calasow jaa wexuu qayb ka yahay dadka lacagta ku bixiyay inuu sdoo baxo inastoo iyaga laftooda talada ugu jirin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.