X

Kiiniya oo si walba u diyaara inay Somaliya kiciso? Maxaa u dambeeyay

Kiiniya oo la shaqaynaysa argagixisada si danteeda dhulbalaarsi uga fushato ayaa bilowdey boqno goynta ganacsatada Somaliyeed siiba kuwooda isgaarsiinta. Ciidankan Kiiniya ee Amisom biisho ayaa markii 12 tobnaad burburisay xarun shirkadda Hormood ku lahayd gobolka Gedo.


Kiiniya waxay u jeedaa in ay Somaliya soo gashay Amar la’aan haddana waxay doonto ay samaynayso. Soomaali inkastoo birbur tahay haddana was is difaaci Karayaa weliba Kiiniya biyo Uma kabanayso ayuu yiri Cali Calasow


Wasiirka boostada Somaliya ayaa si xun I cambaareeyay boqno goynta Kiiniya Ka wado gobolka Gedo iyo Jubooyinka oo hadda iyada u go’aan.


Waxaan shiki ku jirin inay sii wadi doonto daandaasiga ay ku wado shacabka iyo qaranka weliba sii xoojin doonto marka la shaaciyo dacwadda badda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.