X

Taliyaha Muuse Biixi oo raba in korneyl Caare la toogto

Taliyaha ciidanka Somaliland ninka lagu magacaabo Nuux Taani oo Muuse Biixi  a oo Muuse  Biixi ilma adder yihiin Aya raba inuu toogto korneyl Caare oo kacdoon Ka bilaabey gobolada  maamulka Somaliland.

Hadalka Muuse Biixi inadeerkii ayaa sii fogeynaya xiisad maamulka. Taliye Nuux Taani ayaa rabo in uu dagaal wax ku xaliyo taas oo Muuse Biixi la qabo.


Taani ayaa raadinaya sidii uu ku dili lahaa korneyl Caare oo ciidan xoogan ku haysta gobolka Sanaag qaybta soke ayadoo daraadna ciidankii Warsengeli ee ugu badnaa dhinaca kale Ka soo jeesteen.


“Waxaan leehay waa in la toogto korneyl Caare waayo dembiyo ayuu galay. Waxa muuqata in isagu noqdey maxkamadii xukumaysay dadka ayuu yiri Xuseen Warsame oo jooga Hargeysa kana faalooda siyaasada Somaliland.

Sawirka hoose waa korneyl Caare

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.