X

Kiiniya oo soo eriday safiirkii Somaliya keediina la baxdey iyo sababta

Dawlada Kiiniya ayaa xalay la baxdey safiirkeedii u joogey Somaliya isla markaana saaka soo eriday safiirkii Somaliya u joogey Kiiniya Maxamud Tarsan. Kiiniya ayaa sheegtay in talaabada dawlada Somaliya u ogolaatey shirkada haysata macluumaadka batroolka inay ku bandhigto London mid aad looga xumaado.


Kiiniya ayaa sheegtay in iyadoo aanu dhamaanin welli soo afjarida dhulka somaliyeed ee Kiiniya ku darsatey dhankeeda una yeeratay shitrado u baara, ay bixiso laysano ayaa lagu yiri hadalka ka soo baxay Kiiniya.


Safiirka Somaliya ayay saaka wada socdeen wasiirka arimaja Somaliya, waxana madaxtooyada ka soxda shir looga arinsanayo jawaabtii laga bixin lahaa kibirka Kiiniya.


Kiiniya ayaa xoog ku joogta Kisnaayo waxayna qas iyo kufsi ka wadaa deegaanada Jubooyinka. Waxana la sugaa jawaabta dawlada Somaliya ka bixiso, qaska Kiiniya abuurtey.

C/llaahi Warmmoge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.