X

Xildhibaan si indha la’aana uga hadley dhalinta uu Muuse Biixi xidhey

Xildhibaan Maxamuud Xareed Rooble oo Muuse Biixi garabka soo taabtey ayaa si indha la’aana uga hadley dhalin afar ka badan oo Muuse Biixi ku xidhey Boorama kuna haysto maxay u xuseen in SNM xasuuqdey dadkooda.


Xildhibaankan oo ka mida kuwa aan wax hawla u haynin dadka uu mishaharkooda fadhiga ku qaato ayaa taariikh beena la soo fadhiistey saxaafada, isla markaana caayay caqliga dhalintii xustey waalidkood la xasuuqey asagoo ku sheegaya in laga dambeeyo.


SNM ayaa Daahir Rayaale oo Hargeysa u fadhiya jidka u gashay Gadabuursi safraya la ogaana sida loo jarjaray jirkooda. Kuwaas ilaa hadda SNM kama helin cadaalada ay rabeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.