X

Kiiniya oo waxay u sheegtay caade qaateyaasheeda dibeda u soo tuftey

Dawlada Somaliya ayaa diidey dalabkii Kiiniya ka yimi ee ahaa in dacwada badda dib loo dhigo waxayna ku andacootey in dalka dawladi ka jirin hadalkaas ay soo butaacdey oo la mida kan uu ku hadaaqo hadda horjooge Siciid Deni iyo Axmed Madoobe.


Labadan horjooge ee Somalidu hadda tufeen ayaa kooxda sheegata beresha caalamka waxay ku qasbeen madaxda dalka in hor fadhiistaan maamul jufeedyada si ay u helaan meel ay ka soo galaan siyaasada dalka una bedeli karaan amaba isku dayaan inay keensadaan caade qaate ay rabaan ayuu yiri Cali Calasow.


”Hadalka Kiiiniya iyo kan hadda ay ku hadlaan kooxda sheegata beesha caalamka iyo caade qaateyaasha ayaa isku hala, waxana la rabaa in si afduuba loola wareego siyaasada dalka, lagase yeeli maayo ayuu yiri Xuseeen Warsame.

C/llaahi Wahaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.