X

Kiiniya oo welli ku dhegan kuraaasta gobolka Gedo

Rooble BAAHANE ayaa sheegay inuu guddi beena u saaray gobolka Gedo degmada Garbahaaray oo ay ahayd in lagu qabto doorashada qaybteeda labaad sida heshiisku ahaa haddase Kiiniya dagaal weyn ayay ku jirtaa sidii ay doorashada u baajin lahayd.


”Way cadahay waxay ugu dhegan tahay waana inay khalkhal geliso doorashada dalka ayuu qabaa Cali Calasow. Kiiniya ayaa in muddo ah ku dhegan doorashada dalka ayadoo Kismaayo been been ku joogta.


Haddii la qaso doorashada Garbahaaray waxa jawaabteedu noqonaysaa inaan dalka ka jiri doonin gole shacab oo dhamaystiran waana sida Kiiniya rabto.


Horjooge Laftagareen ayaa sheegay inay xildhibaanada beeshiisa ku dooran doonaan Baydhabo haddii la fulin waayo heshiiska.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.