X

Kiiskii Caasha Ilyaas oo ugu dambeyn go’aan laga gaaray

Kiiskii ugu foosha xumaa ee Ka dhacay Somaliya ayaa ugu dambeyn go’aan laga soo saaray. Kiiska oo aad u daba dheeraaday ayaa dad badan lahaayeen Caasha cadaalad ma helaysaa.


Maxkamada ayaa go’aankeeda ku sheegtay in ragga eedaysnaa oo qaarkood qirteen kufsiga uu xukunkoodu yahay DIl. Waxa aad u soo dhaweeyay ehelada sida foosha xun u waayay gabadhii ay jeclaayeen.


Waxa hadda la sugaa in la fuliyo xukunkaa si kuwa Ka dambeeya ugu waano qaataan kana fogaadaan inay xumeeyaan gabadh walaashooda ayuu yiri Xuseen Warsame.

Ragga dilka lagu xukumay ayaa Laba Ka mida walaalo yihiin halka Kan kalana kafogeyn. Ma sheegin xilliga la fulin doono xukunka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.