November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Korneyl Caare oo wacad ku maray inuu qabto gobolka Sanaag

Koloneel Caare oo ku sugan Butlaan ayaa wacad ku maray inuu xoreeyo Sanaag isla markaana qabto gudoomiyaha. Caare ayaa intii uu ka goostey maamulka Somaliland dhowr mar sheegay inuu saaxada ka saari doono Muuse Biixi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS