X

Koofur Galbeed oo dadkii Muuse Biixi biliqaystey diyaarad ku soo qaaday

Koofur galbeed ayaa dad maato ah diyaarad kaga soo qaaday magaalada Gaalkacayo kadib keentay Baydhabo. Dadkan oo Muuse Biixi soo bililiqaystey ayaan haba yaraatee haysan hoy iyo hu’ba. Waxa la geeyay xarun loo diyaariyay halkaas oo lagu xanaanayn doono inta la awoodo.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.