X

Daawo siyaasiyiinta Awdal oo ku baaqay in maamulkan Somalilaan la sii wada joogi karin

Xildhibaanada gobolka Awdal ee maamulka Somalilaan dhawaana la soo doortey ayaa sheegay in maamulkan lagu sii jiri karin haddii gobolku heli waayo xaquuqda aan cidna laga baryayn.


Gobolka ayaa geri go’ana wuxuuna dhaqaale ahaan ku xiran yahay Hargeysa iyo dekedii qaranka ee Berbera oo hadda reer yeeshay. ”Waxa hadda ay maraysaa sigaarkiina xitaa ma iibsan kartaan. Siyaasiinta gobolkan ayaa la hadhay dadka ay sheegtaan inay matalaan muddo 30 sanno.


Dhicii Laascaanood

Waxay kaloo ka digeen in wuxuushnimadii ka dhacday Laascaano loo soo wareejo Boorama. ”Somalida gobolkeena degan ma dhibey idinku hayaan ayuu yiri xildhibaan Maxamed Abiib. Ilaashada haddaba oo yaan laydiin daba marin ayuu raaciyay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.