X

Koofur Galbeed waxa u soo baxay rag cadkooda goosanaya

Koofur galbeed oo ka mida gobolada aadka loogu tuntey ayaa ugu dambeyn waxa u soo baxay rag cadkooda goosan kara sida madaxweyne Laftagareen iyo Taliye Mahad Shube ahaana taliyo hore oo ka mida booliiska Somaliyeed. Taliye Mahad Shube oo maanta ka hadlay dhiigmiiratada loo soo erytay dhinaca Koofur Galbeed ayaa si cad u sheegay in lagu celiyo halkii markii hore laga keenay.


”Maala geeyo Gaalkacayo ilaa Garoowe ilaa buuraha Galgala maxaa naga nalaga soo doonay ayuu yiri taliye Shube. ”Anagu ma keenin dhiigmiirato argagixiso ah waase la yaqaan cida keentay ayuu raaciyay.

Taliye Mahad Shub ayaa ugu baaqay ciidanka Koofur Galbeed inay eryadaan dhiigmiiratada la soo dusiyay.




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.