Kuuriyada Woqooyi ayaa ridey gantaal ka nixiyay Maraykanka, Jabaan iyo Kuuriyada Koofureed. Gantaalkan oo ridadiisu ka dheertahay kuwii hore ayaa walwal weyn geliyay Maraykanka. Gantaalada Kuuriyada Woqooyi ayaa gaaraya meelo ka mida Maraykanka halka gantaalkan aan wali la garanayay inyta uu gaarayo.
Maraykanka ayaa warbixin ka soo saaray gantaalahan wuxuuna codsaday uin ay isku yimaadaan Qaramada Midoobey si looga hadlo gantaalaha Kuuriyada Woqooyi…Waxaanse jirin wax uu qaadi karo oo uu ku joojin karo gantaalaha uu dhisayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![_88145131_88145130[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88145131_881451301-300x169.jpg)
![_88145124_88145123[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88145124_881451231-300x169.jpg)
![_88144838_88144835[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88144838_881448351-300x169.jpg)
![_88145131_88145130[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88145131_881451301.jpg)
![_88145152_f4b5de51-6b6b-4e47-9d64-558a70ae1f94[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88145152_f4b5de51-6b6b-4e47-9d64-558a70ae1f941.jpg)
![_88145120_88145119[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88145120_881451191.jpg)
![_88144838_88144835[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/88144838_881448351.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay