Kooxda Hawiye ee barakicinta ee sheegan jirtey musharixiinta ayaa durba ka qayliday raiisal wasaaraha, ayadoo Maxamed Xuseen Rooble ku dhawaaqay in bishan 20-keeda uu qabanayo shirka saxiixa doorashada.
Warqad ay u direen gaalada XALANE ay uga cawdeen inaanu dhexdhexaad ka ahayn doorashada rabaana inay iyagu qabtaan doorashada dhanba.
“Dawladu waxay ka noqotey ergaygii ay iyadu codsatey haddana sida wax u socdaan maaha qof dhexdhexaad ee ha bilaabo wadatashiga ayay gaalada u qoreen.
Kooxdan barakicinta oo qarka u safety Muqdisho inay dagaal weyn ka ridaan oo noqda kii ugu barakaca badnaa Abid ayaa ku xiran gaalada, waxayna raali ku noqon karaan iyaga iyo gaalada wadata madaxweynaha oo aan tartamin.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay