08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kooxda Hiddo dhowr oo ka digtey dagaalka sokeeye oo laga baqayo inuu ka qarxo Taleex+MUUQAAL

WP_20141103_002Laascaanood 03 Nov 2014–Kooxda Hiddo dhowr ee gobolka Sool ayaa ka digtey dagaal sokeeye oo kla qarxa magaalada Taleex halkaas oo la sheegayo in laba qabiil isku hub urursanayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM