08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kooxda madasha iyo ururada Wadani iyo Ucid oo taageeray baaqii salaadiinta Awdal ee soo xerogelinta Suldaan Wabar+MUUQAAL

WP_20141217_002Hargeysa 17 Dec 2014–Kooxda la baxday Madasha iyo xisbiyada Wadani iyo Ucid ayaa taageeray baaqii salaadiinta Awdal ee ahaa in iyaga looga dambeeyo soo xerogelinta Suldaan Wabar oo mowqifkiisu ilaa hadda cad yahay sheegayna in Samaroon ay uga dhamaatay ka mid ahaanshaha maamulka Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS