Wararkii ugu dambeeyay e ka imaanaya shirkii madaxweyne Farmaajo ku baaqay ayaa sheegaya in kooxda sheegata beesha caalamka ee iyagu wata labada horjooge ee Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ay diideen shirkaa madaxweynaha.
” Hadda jawaab ma hayno ayuu yiri afhayeen u hadlay horjooge Siciid Deni oo kooxda sheegata beesha caalamka u sheegeen inayna jawaabin welli sida ay qoren warbaahinta taageersan horjoogahan.
Dhinaca kale wasiirka arimaha dibeda Marayanka ayaa si toosa u soo farogeliyay doorashada isna hayn kari waayay sheegayna in sheekadu welli u socon sida ay rabaan oo ah in doorashada XALANE.
Horjoogaha Kiiniya ku hayso Kismaayo ee Axmed Madoobe ayaa isna Kiiniya welli siinin jawaab saxa. Waxayse u muuqataa in kooxdan beesha caalamku diyaar welli u ahayn doorasho.
”Waxay rabaan inay doorahada geeyaan xarunta XALANE halkaana lacagta ku bixiyaan ayuu yiri Cali Calasow.
C/llaahi Warahye
ARAABINEWS