Gudoomiyaha maxkamada ciidamada ayaa sheegay kooxda uGu halista badan Somaliya oo kiisaskoodu soo gaaro maxkamada. Kooxaha gaalaynta Muslimiinta ayaa had iyo jeer xasuuqa muslimiin ay gaaleeyeen. Subaxii baryaba waxa la dilaa qof Muslim ah ayuu yiri Xasan Nuur Cali Shuute.
Gudoomiyaha waxa uu sheegay in wali ay taagan tahay halista Kooxaha gaalaynta Muslimiinta ay halis ku yihiin Nolosha Umadda Soomaaliyeed.
Waxa uu xusay in Kooxda ugu halista badan Soomaaliya hadda ay tahay Kooxda Daacish oo Sanadadii ugu dambeeyay Soomaaliya kasoo ifbaxday gaar ahaan deegaanada Muqdisho u dhow iyo gobolka Woqooyi Bari.
Dilalka ugu foosha xun waxa gaystey Daacish inkastoo kuwa kalaba ka dhicin ayuu sheegay. ”Waxa taas ka sii daran inay xataa duubtaan sidey u xasuuqaan Muslimiinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay