Sanadkii hore ayay ahayd markii barlamaanka Somaliya diidey qorshe kooxda Xalane iyo kuwa sheegta qaramada midoobay ay wadeen inay ka fuliyaan Somaliya ayagoo isticmaalaya qodobo la soo guuriyay.
”Waxa si cad u diidey qodobadaas ay ku qorteen dastuur dhoodhoobka barlamaanka Somaliya oo sheegay inay diinta dalka xadgudub ku tahay ayuu yiri Cali Calasow.
Waxa ka gubtey kooxda Xalane iyo kuwa loogu yeero Qaramada midoobey oo aan la garanayn cida ay matalaan iyo sharciga ay wataan meesha ay ka keeneen aan ka ahayn inuu yahay midkii gaalada.
Waxay marka dalbadeen iyagoo fariin u diraya madaxda la dooranayo iyo weliba madaxweynaha dalka inay si degdega u soo celiyaan qodobada la xiriirka kufsiga.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS