X

Kooxda Xalane oo Rooble Baahane u yeertay una sheegtay inay la jiraan

Kooxda Xalane ayaa degdeg ugu yeertay Rooble Baahane si ay ugu abaal mariyaan qaska uu geliyay habsami u socodka doorashada. Waxay awood u siiyeen inuu siduu doono ka yeelo doorashada ayuu yiri Cali Calasow.


Rooble Baahane oo duhurkii maanta loo yeeray ayaa loo sheegay inuu sidaa u hakiyo doorashada ilaa inta uu ka hubinayo inuu helayo tiro ku filan oo ay laaluushi karaan si aan loo dooran madaxweyne Farmaajo ayuu raaciyay Cali Calasow.



”Anaga wuxuu na leeyahay kuraas aan laga soo caban ayaa joojinayaa waana wax lagu qoslo. ayuu qabaa Xuseen Warsame. Way cadaha in kooxda Xalane caadi dalka u qasayso.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.