X

Kooxda Xalane oo welli diidan in xildhibaanada Gedo meel la saaro

Kooxda Xalane ayaa welli diidan in xildhibaanada gobolka Gedo ka qayb qaataan doorashada madaxweynaha kadib markii loo diidey inay ka qayb galaan tan gudoonka. Safiirka Imaaraadka ayaa kulan la yeeshay Aadan Madoobe.


”Kulanka Aadan Madoobe wuxuu daarnaa sidii uu u hubin lahaa in xildhibaanada ka soo baxaya gobolka Gedo ayna u raacin madaxweyne Farmaajo ayuu qabaa Cali Calasow. Waxa la sheegayaa inuu Imaaraadku sameeyay balan qaadyo.


”Dabcan Aadan Madoobe oo baahan ma diidi karo lacagta ay la wareegayaan kooxda Xalane ayuu raaciyay Cali Calasow, waxase ku dhici doona xilka xayuubin degdega haddii uu wadadaa qaado.

Si kasta ha ahaatee waxay xooga saarayaan kooxdani rabta inay dalka dib u maamusho sidii ay u hubin lahaayeen cida soo baxaysa inaanu ku jirin madaxweynaha hadda talaya hadda.

C/llaaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.