X

Musuqii ugu xumaa Imaaraadka oo balan qaad sameeyay

Kulan uu maanta la qaatay safiirka Imaaraadka Carabta afhayeenka barlamaanka ayaa durba waxa soo baxaya inuu aqbalay inuu sii daayo xildhibaanadii lagu doortey xerada Kiiniyaatiga ee Ceelwaaq.


”Waxa Aadan Madoobe loo balan qaaday in la wanaajin doono oo weliba haddii madaxweyne Farmaajo soo bixi waayo lacagtaa taala bangiga uu qayb fiican ka heli doono ayuu yiri Cali Calasow.


Aadan Madoobe maaha qof lagu ogaa inuu go’aan masiiri ah oo ummada ka dhexeeya lagu aamini karo, waxase soo baxaya inay taasi xaqiiq tahay sida laga dareemay safiirka Imaaraadka.

Waxase la sugaa go’aanka golaha shacabka oo ah kan ugu dambeeya ee go’aan ka gaari kara.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.