X

Sidee ku dhamaadey dibed-baxii looga soo horjeeday argagixisada shabaab: SAWIRO

Waxa manta Muqdisho ka dhacay died-bax balaadhan oo looga soo horjeday dhiigmiiratada shabaab iyo xasuuqii ay ka gaysatey Muqdisho bishii hore. Dibedbaxan baroordiiqda ah ayaa mideeyay dadka Muqdisho.


Halkudhigyada iyo boodhadhka ay siteen waxa ku qornaa ”dooni meynu dhiigmiirato, soo sheeg is qarxiyaha iyo Turkigu waa walaalahayo”. Waxa boodhadhkan ka caroodey dawladaha neceb hor u socodka qaranka.


Dibed-baxan oo ay soo abaabuleen gobolka Banaadir ayaa u dhacay sidii loogu talogalay, waxana adka goobta uu ka dhacayo. Maaha markii ugu horeysay ee dadka reer Muqdisho u midooban argagixisada, waxase jira kuwo qarsada oo aan soo sheegin.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.