X

Korneyl Caare oo ka hadley dagaalkii Warsangeli iyo Isaaq ee Sanaag

Korneyl Caare oo Ka taliya qaybo Ka mida gobolka Sanaag ayaa Ka hadley dagaal dhexmaray beeshiisa iyo beel Ka mida beelaha Warsangeli ee gobolka Sanaag. Dagaalkaas ayaa dalka Ku hayay buuraha laga qodo macdanta oo lagu heshiin waayay ama la wada sheeganayso inkastoo la sheegay inay buuraha hoos degan yihiin beelaha Warsangeli.


Dagaalkaas ayaa waxa Ku dhintey ilaa sadex qof halka sideed kale Ku dbaawacmeen. Dhimashada ayaa ahayd labada dhinacna halka dhaawacuna sidaas oo kale yahay.

Korneyl  Caare oo Ka hadlaayay dagaalkaas ayaa sheegay in intaas lagu joojiyo intii dhimateyna Allaha u naxariisto, war dagaalka halkan ha u soo weecinima


Buuraha Ku yaal Sanaag ee dihan ayaa in dhaweydba waxa laga guraayay macdan aan badneyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.