X

Korneyl Caare oo ku qosley cafis buga oo Muuse Biixi fidiyay

Korneyl Caare oo ku sugan gobolka Sanaag ayaa ku qosley cafis uu Muuse Biixi u fidiyay oo shuruudeysan. Muuse Biixi ayaa odayo beesha Caare ah oo hunguri dhaqameeda u sheegay inuu askartiisa cafin Karo laakiin isagu gobolka dibedda uga baxo.

Siyaasiinta beesha Garxajis ayaa aad uga cadhoodey shirka la sheegay inuu dhexmartay Muuse Biixi iyo iyaga. Waxay ma boodeen dhamaan dalabkii wax wada lahaanshaha ayuu yiri Xuseen Warsame.

Ciidanka Korneyl Caare ayaa ku sugan buuraha gobolka Sanaag oo aan laga saaro Karin wuxuu gacanta ku haysa dhamaan dhulka teedsan xeebta ilaa Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.