Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa qaba in Awdal saami ka maqney laakiin ay u baahan yihiin inay wax akhriyaan. Buuni ayaa qaba inĀ reer Awdal qalin iyo bug ay qaataan taas uu ku yasayo caqliga reer Awdal ee wada og inay dhacan yihiin oo looga faaiideystay magaca Somaliland in daaro lagu dhisto cashuurtooda.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2tfzvQbW2ps[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay