08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ku xigeenka qorsheynta maamulka Somaliland oo sheegay in wadahadal ay la fureen Suldaan Wabar+

WP_20141207_014Boorama 07 Dec 2014–Ku xigeenka qorsheynta maamulka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil oo Siilaanyo amrey inuu soo xerogaliyo Suldaan Wabar ayaa sheegay in uu wadahadal la furey Suldaan Wabar. Ma sheegin oday dhaqameedka u adeegsaday waxase muuqata in Siilaanyo durba bilaabay inuu iska horkeeno dadka reer ADAL.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM