X

Ku xigeenka wakiilka QM ee Somaliya oo Boorama yimi gargaarna fidiyay

Ku xigeenka wakiilka qaramada midoobey ee Somaliya ayaa Boorama yimi gargaarna fidiyay. Wakiil ku xigeenkan ayaa ku dhawaaqay lacagta qaramada midoobey hore loo siiyay inay gargaar ku fidiso laakiin hadda uun sheegay intey tahay.
Qaramada midoobey ayaa malaayiin doolar ku soo qaadata magaca Somaliyeed.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tUTA3POBaTA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.