X

Sharci daro ayay u egtahay sida loo eryay gudoomiyaha maxkamada sare: Prof Cabdi Samatar

Sharci daro ayay u egtahay sida loo eryay gudoomiyaha maxkamada sare waa fikirkii Prof Cabdi Samatar ee ku wajahnaa xilka qaadistii lagu sameeyay gudoomiyaha maxkamada sare laguna bedelay nin aqoonleh.



Jahwareerka ugu weyn ee Somalida haysta ayaa ah dastuur la soo guuriyay oo aan haba yaraatee shaqo ku lahayn hab dhaqanka dawladeed ee Somalida iyo maamul goboleedyo loo sameeyay nidaamka Maraykanka ee Somalidu isku raacin laakiin dusha looga keenay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0fFrDY4XoEA[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.