November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ku xigeenka wasiirka caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil oo beeniyay in daawo dhacdey ka soo gashey Berbera

Wasiirk ku xigeenka caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil ayaa beeniyay in daawo dhacdey ay ka soo gashey Berbera inkastoo aanu sheegin halka ay ka soo gashay iyadoo daawooyinka soo gala dalka Somaliya guud ahaan ay yihiin kuwo dhacay maadaama ayna jirin cid tayo leh ama aqoonteeda leh oo baadhi kartaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM