Kufsi foolxun oo ka dhacay Muqdisho iyo maamulka Benaadir oo ka hadlay. Ragii kufsiga gaystey ayaa ka cararay goobta waxase lagu guulaystey in gacanta lagu dhigo. Dadka ayaa ka naxay dhacdadan foosha xun ee ku soo noqnoqonaysa Muqdisho.
Ragga gacanta lagu soo dhigay ayaa ahaa labo nin Degmada Kaxda, laguna qabtay mid ka mid ah Degmada Shangaani, uuna ku xiran yahay xabsi ku yaalla Dharkeynley, halka midka kalena oo doonayay in uu baxsado la qabtay, hadana uu ku xiran yahay xarunta Dambi baarista ee dambi baarista.
Gabdhaha ayaa da’dooda lagu qiyaasay 8 ilaa 12
Halkan hoose ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay