Kulan dhexmaray booliiska gobolada dalka iyo kuwa dawlada dhexe ayaa ka dhacay xarunta gobolka Bay ee Baydhabo. Shirkan ayaa maalintii labaad ee diirada lagu saarayo amniga.
Dadka Somalida ayaa hoosta loo geliyay nidaam ayna qaadi Karin oo laga soo guuriyay wadamo shisheeye.
S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax, Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa abaal marino Lacageed gudoonsiiyey qaar kamid ah Ciidanka ku sugnaa Xarumaha uu booqashada ku tagay, taasi oo ah mid lagu dhiiri gelinayo Ciidanka, si ay u laba jibaaraan Shaqada culus ee Qaranka ay u hayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay