X

Kulan looga soo horjeedo 4.5 oo lagu qabtey Minnasota

Kulan aad looga soo qaybgalay oo looga soo horjeedi nidaamka 4.5 ayaa ka dhacay dalkaasi Maraykanka magaalada Minnesota waxana qadka telefoonka kaga qaybqaatey madaxwynaha Puntland Cabdiwelli Gaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.