X

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey kooxda beesha caalamka ugana digey farogelin

Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan la qaatey kooxda beesha caalamka ugana digey farogelin ay u sameeyaan arimaha siyaasada. Waxa xalay shaqaaqo kooban oo qabiilaysan ay ka dhacday xaafada Hodan.


Kooxda beesha caalamka oo iyadu qasaysa dalka taageero hoosana siinaysa koox qabiilaysteyaala oo welli aan ku dhergin burburka ay ka gaysteen Muqdisho markii dawladii uga dhex baxday.


Kulanka ayaa faahdfaahin dheeraada ka soo bixin aan ka aayn in beeshu faraha kala baxdo. Waxan al taabtey sida ay ku dhici karto doorasho qof iyo coda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.