22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kulan markale looga hadlayay sidii dekeda Lughaya loo dhaqaajin lahaa oo lagu qabtey Boorama

Kulan balaadhan oo ka dhacay huteel Haldoor ee Boorama ayaa looga hadlay sidii loo dhaqaajin lahaa dekeda Lughaya. Kulankan oo dad badan ka soo qaybgaleen ayaa loo soo bandhigey sidii ay u maalgashan lahaaye. Dadka badankiisa ayaa qaba in odayaasha dhaqanka laga saaro siyaasada maadaama ay hore u hayaan hawl sidan u balaadhan waxna ka soo hoyn sheeganayaana in ay yihiin odayadii matalayay beelaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM