November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Kulankii barlamaanka oo furmay iyo dooda oo bilaabatay in R/w Cabdiwelli oo la filayo in Xasan Sheekh ka guuleysto+MAQAL

RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245-466x350[1]Muqdisho 06 Dec 2014–Raiisal Wasaaraha Somaliya ayaa u eg inuu lumiyo kalsoonida barlamaanka maanta haddii loo qaado cod sida la filayo hadaan wax is bedelin. Xasan Sheekh ayaa ku bixiyay lacag badan sidii xukuumadiisa loo ridi lahaa wuxuuna urursaday dhowr kooxood oo aan lahayn ujeedooyin isku mida.

Xubnaha barlamaanka ayaa ku sii qulqulaya xarunta barlamaanka waxana la filayaa in loo guda galo akhrinta mooshinka.

Lama hubo in kalsoonida loo qaadi doono iyo in kale waxase Somali badan ka niyad jabeen halka Xasan Sheekh ku wado dalka.

La soco sida wax u dhacaan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM