X

Kulankii barlamaanka Somaliya ee maanta oo fashil ku dhamaaday kadib markii Somaliyay toosoo laga dhexqaaday+MUUQAAL

Muqdisho 15 Nov  2014–Kulankii barlamaanka ee maanta ka furmay Muqdisho ayaa markale ku dhamaaday fashil kadib markii uu kulanku buuxsami waayay. Gudoomiyaha barlamaanka ayaa kala direy lamase garanayo xilliga la isku iman doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.