X

Haweenay xildhibaana oo naftii halige isku qarxiyay dalkaasi Afgaanistaan iyo sadex la socday oo ku shahiiday+SAWIRO

Kabul 16 Nov 2014–Haweenay xildhibaana dalkaasi Afgaanistaan ayaa ku dhaawactey kadib markii naftii halige isku qarxiyay gaadhiga ay la socotay xildhibaanada waxase halkaasi ku shahiiday sadex ka mida shaqaalihii la socday. Haweenaydan ayaa ah haweenay u dooda xuquuqda dumarka dalkaasi Afgaanistasan oo argagixisada Taalibaan ku qasabtey inay wajiga ku xirtaan shabakad bira.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.