16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kumanaan si quruxbadan u soo baxay oo taageero u muujiyay madaxweyne Farmaajo: SAWIRO

Waxa caasimada Somaliya isku soo baxay dadweyne si quruxbadan u labisan kana lusho calanka Somaliyeed, kuwaas oo taageeray madaxwrynahooda cusub ee la doortey sideedii bishan.



Waxa isku baxan ka cadhoodey cadowga Somaliyeed oo aan waligii arkin isjacayl sidana rabana in uu isjacaylkaas ku bedelo nacayb si lacagtoodu ugu socoto.



Sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay xildhibaanada qaranka Soomaaliya iney dhageysteen codsigii dadweynaha oo ay doorteen mudanihii ay shacabka doonayeen.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS