November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Kuraas dheeraada oo la siiyay maamulada Puntland iyo Somaliland: ARAG

Kuraasta waxa loogu yeeray AQALKA SARE ee barlamaanka Somaliya ayaa qaydhiin lagu qaybsaday iyadoo kuraas dheeraada la siiyay maamulada Somaliland iyo Puntland mana cada sida loo qaybin doono iyaga qudhooda.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS