X

Kurdiyiinta gooni goosadka oo luxaya calanka Yuhuuda

Kurdiyiinta gooni goosadka ayaa luxaya calanka Yuhuuda kadib markii Yuhuudu noqotey kuwa ictiraafsan gooni goosadka Kurdiyiinta. Israaiil ayaa taageero dhaqaale iyo mid tababar siisa Kurdiyiinta Ciraaq.

Wadamada Turkiga, Ciraaq iyo Iiraan ayaa iyaguna ka soo horjeeda gooni goosadka Kuirdiyiinta oo hadda ka faaiideysanaya taageerada ay ka helayaan Maraykanka iyo Yuhuuda.

Ciraaq ayaa ah dal burbursan oo lugaha loo qabtey Kurdiyiinta. Waxa u sii fudeydiyay gooni goosadnimada sida Kurdiyiinta u dhaba jabiyeen argagixisada Daacish.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.