Waxa magaalada Muqdisho ka dhacdaty doorashada aqalka hoose ee beelaha Woqooyi taasi oo ay ka jirtey cabasho xoogan iyadoo laysku muquuriyay lacagio xad dhaafa iyo warar kale oo shegaya in cagajugleyni jirto.
Hadaba Aqoonyahan Xaaji Maxamuud Xuseen Suge oo kamid ah aqoonyahana ka soo jeeda gobolada Woqooyi oo lahadlayay warbaahinta ayaa sheegay in Muqdisho lagu boobay mid kamid ah kuraasta belaha Soomaaliland.
Xaaji Maxamuud Xuseen Suge ayaa sheegay in la dhacay jufada Xeeb Jire ee Habar Cafaan ee beelaha Samaroon ee gobolada Waqooyi oo uu sheegay in ay doorashadeeda ka dhacday magaalada Muqdisho.
Wuxuu sheegay in nin aan ka soo jeedin jufadaasi uu boobay kursiga xildhibaan ee jufada Xeeb Jire ay ka heshay xildhibaanada cusub wuxuuna eeda dusha uga tuuray masuulyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya.
Lama garan karo sababta ay dawlada Somaliya masuul uga tahay mana sheegin ninka la siiyay kursigaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![ggggg[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/ggggg1-300x225.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay