Kurueshiya ayaa garaacdey xulka Nayjeeriya oo aad u liitey ciyaaraha koobka aduunka ee ka socda dalkaasi Ruushka. Ciyaartan ayaa ahayd mid caajisa oo aan haba yaraatee lahayn wax firfircoonaana.
Labada koox ayayna ku jirin xidigo lagu raaxaysan karo ciyaartooda ama kicin kara dadka daawanaya. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa difaaca Nayjeeriya iska dhaliyay.
Qaybtii labaad oo iyadna sii caajisneyd ayaan Nayjeeriya la iman firfircooni dheeri ah waxana aakhirkii laga dhaliyay rigoore markii difaaca Nayjeeriya ku dhegey weerarka Kureshiya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay