X

Kuuba oo sheegtay in daawadeeda Karoona hadda ay joojinayso boqolkiiba 92

Jasiirada Kuuba oo aad ugu hormartey dhinaca caafimaadka ayaa sheegtay in daawadeeda hargabka Karoona ee ay u bixisay Cabdala ay hadda joojinayso hargabka boqolkiiba 92.


Waxay daawadan u dhoofiyeen wadamo ay ka mid yihiin Arjentiina, Migsiko, Finasuweela, Fiyadnaam iyo Iiraan. Dalka Iiraaan ayaa iyagu gudaha dalkooda hadda ku sameeya daawo kale oo Kuuba samayso.


Kuuba oo Maraykanku saaray cunaqatayn muddo 60 sanno ah ka badan ayaa horumar ka samaysay dhinaca caafimaadka. Waxana hadda la sheegay inta daawadan ay soo saartey inuu yaraaday dadka qaadaya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.