X

Kuuriya Woqooyi oo tijaabisay gantaal garaacaya gudaha Maraykanka

Kuuriya Woqooyi ayaa tijaabisay gantaal garaacaya gudaha Maraykanka iyo Trump oo hadal diciifa ka soo baxay. Kuuriya ayaa sheegtay in gantaalkani duulay 933km oo ku filan in uu garaaco gudaha Maraykanka.



Khuburada sayniska ayaa isku raacay in gantaalkani uu yahay mid Maraykanku ka naxayo waayo wuxuu si toosa u garaacayaa magaalooyinka waaweyn ee Maraykanka sida Washington.



Cabaad xoogleh ayaa ka soo baxay wadamada jaarka la ah Woqooyiga Kuuriya sidas Jabaan, iyo Koofurta Kuuriya.

Duulista gantaalkan ayaa waxa daawadey hogaamiyaha da’da yar ee dalkaasi Kim.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.