X

Kuuriyada Woqooyi oo gantaal shiishkiisu toos yahay gantey halkeese ku dhacay

Kuuriyada Woqooyi ayaa gantey gantaal shiishkiisu toos yahay oo aan gafayn halka loogu talogalay. Khuburada gantaalada ayaa sheegay inuu yahay gantaal ay hore u haysteen Kuuriyada Woqooyi oo la sii casriyeeyay.


”Waa gantaal aad u culus oo loogu talogalay inuu qaado hubka nukliyeerka isla markaana la kordhiyay xadidka la saarayo ayuu yiri khabiir dhinaca gantaalada.

Gantaalkan ayaa ku dhacay badda Jabaan kadib markii uu duulay 280 km. Marayankanka ayaa ka qayliyay tijaabinta gantaaladan oo soo noqday markii uu fashilmay wadahadaladii.


Waa gantaalkii labaad ee Kuuriyada Woqooyi tijaabiso muddo usbuuca, waxayna aad uga gariirisay Maraykanka oo aan ku dhici karin inuu qaado talaabo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.